7 Meelood oo Ugu Fiican Barashada AI
7 Meelood oo Ugu Fiican Barashada AI Kani waa koorso kooban oo bilaash ah, soconaysa 45 daqiiqo, kana timid Google. Waxay kuu oggolaanaysaa inaad si fudud u fahanto waxa uu yahay Generative AI iyo sida uu u shaqeeyo. 🔗 https://www.cloudskillsboost.google/course_templates/536 🔗 https://academy.openai.com/public/content Casharkan muuqaalka ah waxaa diyaariyey kooxda sameysay Claude AI. Wuxuu si qoto dheer […]